PDF

Ujeedada shareecada: Tuse Bar-bilow ah

waxaa qoray Jasser Auda

Luqad
Soomaali
Daabace
iiit.org
Bogag
78
Turjubaan
Suhayb Cabdiraxmaan
PDF 10٬478 eegis 5٬113 soo dejin 4٬651 akhris

Read the book on this page without leaving the library.

Open the reader

Faylka halkan ayaa lagu akhriyaa, boggan. Waxba oo ku saabsan buugga aad furto meel kale looma dirayo.

Ujeedada shareecada: Tuse Bar-bilow ah

Buuga “maqaasida shareecada” waxuu ka waramayaa ujoodooyinka ay u
timai shareecada islaamku. Islamarkaana wuxu soo bandhigayaa ujoodooyinkaas
oo u qaybinyao saddex heer. Ka dinbma u ku xidhaya xuquuqul insaanka caalmka
iyo arimo kale oo muhim ah.
Fkirada ah in ujeedooyinka ama hadafyada ama maqaasida kitaabka iyo sunnada la
baadho waxay soo bilaamatay aminkii saxabada, waxa sidatan laga arki karaa daba
gal lugu sameeyo dhowr dhacdo oo aminkii saxbaada dhacay, sida xadiiskii
tibaaxayay: ku tutukadka salaada casar reer binuu qureyda, xadiiskoo dhowr qaab
loo soo waryay waxaa uugu caansan riwaayada sidatan ah: “inuu nabigu amray
saxaabadiisa badhkood inay u tagaan reer banuu qureyda, casarkana inayna halkaas
meel aan ahayn ayna ku tukan, wakhtigii salaada casar ayaa ku dhawaaday inuu
baxo iyagoon saxbaadi gaadhin banu qurayda, waxayna iskugu khilaafeen laba
ra’iyi oo kala duwan, qolo ku adkaysatay inayna salaada casar tukanin iyagoo banu
qurayda gaadha mooyiye, iyo qolo salaadi tukatay si uuna wakhtigeedu u bixin.

Qoloda hore waxay xujaysteen in uu amarka nabigu cadaa uuna ahaa inayna
salaada casar banu qurayda ku tukadaan, halkay xujada qoloda labaad ka ahayd in
u jeedka nabiga uu ahaa inay dagdagaan ooy dhakhso u gaadhaan reer banu
qurayda aanu se ka wadin in salaada casar dib loo dhigo intu ka baxayo
wakhtigeedu. xadiisku waxa u sii raacinyaa in u nabigu labadii qolaba ka aamusay
falkoodi. Fiqi yaqaanku waxay isla ogsoonyihhin in waxa nabigu ka aamusa ka
dhigantahy wax banana inuu yhay. Laakiin halkan waxa khilaaf keenay fiqi
yaqaanka wayn ee ibnu xasam al daahiri oo ku khilaafay saxaabadii dhexda ku sii
tukatay waxa uuna yidhi “waxay ahayd inay sugaan inta ay ka gaadhayaan reer
banuu qurayda sidaas ayuuna nabigu faray, haba noqoto inay salaada saqbadhka
tugadaane!.

 

Waxa jira dhacdo kale oo raad dheer u le u fahanka amarada nabiga “fahan
maqaasideed” waana arintii dhul qaybsiga ee dhacday wakhtigii (cahdigii) cumar
binu khataab oo isagu la tashan jiray saxaabo tiro badan, dhacdadan iyada ah
saxaabdu waxay ka dalbeen cumar inuu dhulalkii ay dowladda muslimiintu ay
qabsatay ee masar iyo ciraaq ahaa inuu uugu qaybyo (qaniimo ahaan). Iyagoo
xujaysanayo aayado sheegaya in qaniimada loo qaybyo dagaal-yahanada
(muxaaribiinta). Se cumar binu khadaab arintaas waa u ka diiday isagoo
xujaysanaya aayad ka (caamsan) kuwa ay xujetsteen. Aayadaha u cuskaday cumar
oo a” ujeedkeeduna yahay “yaynan kaligood gacanta ku dhigin (ixtikaaranin)
maalqabeenadu lacagta iyo hantida”.

Cinwaan
Ujeedada shareecada: Tuse Bar-bilow ah
Turjubaan
Suhayb Cabdiraxmaan
Daabace
iiit.org
Bogag
78
Luqad
Soomaali
Qaab
PDF
La daray
مايو 2, 2016

Spotted a mistake? Propose a correction An editor reviews every correction before anything changes on the site.

Change only what is wrong and leave the rest as it is.

Reviewed by hand

Reviewed by hand

Only so an editor can ask you about the correction.

Reviews 0

Write a review

No reviews yet — be the first to review this book.

Leave a review

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Your rating *

Please write at least 10 characters.

Reviews are moderated before publishing.